U bood dhigaalka

Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Ee Hirshabelle

Sheeko:Dalka

Maamulka Hirshabelle ayaa soo saaray liiska musharraxiinta xubnaha 8-da ah ee maamulkaasi uga soo aadey aqalka sare ee dalka.

Liiskan haweenka waxay si toos ah ugu tartami doonaan Hal Kursi, iyadoo sidoo kale uu jiro Kursi ay ku tartami doonaan ragga iyo Dumarka.

Waxaa la filayaa in musharraxiinta xubnaha aqalka sare ee maamulka Hirshabelle ay baarlamaanka maamulkaasi hortagaan maanta oo Sabti ah,  iyaga oo halkaasi ka jeedin doona khudbadahooda.

Hoos ka Ahriso magacayada xubnaha musharraxiinta:-

1-Xasan Axmed Haaruun iyo Aadan Axmed Xuseen

2-Faadumo Abuukar Mahdi, Drs Naciimo Shiikh Maxamuud,Fartuun C/dir
Faarax, Sacdiyo daa’uud Maxamed iyo Axmed Sayid Axmed

3-Maxamed Cismaan Faarax(Dhagajun) iyo Cumar Cismaan Cilmi

4-Bashiir Maxamed Aadan iyo Cabdnuur Ibraahin Farey,Cismaan Mocow iyo
Siraaji Shiikh Isxaq Cabdulle.

5-Maxamed Awow Shiikh Cismaan iyo Maxamed Xasan Geedi

6-Muuse Xasan Yalaxow(Muuse suudi) iyo  Xasan Cali Caadle

7-Maxamed Xuseen Raage iyo Keyse Diiriye Nuur

8-Jaamac Xuseen Xaashi iyo Proff Cismaan Maxamuud Duflle.