U bood dhigaalka

Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Jubbaland

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa maanta mar kale magaalada Kismaayo lagu dooranayaa Xildhibaannada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ah, ilaa 7 Xildhibaan ayaa la doortay.

Liiska Xildhibaannada guuleystay waa:

Kursiga 1aad: Cabdulahi Obokor Xaaji waxaa uu ku guuleystay 46 cod

Kursiga 2aad: Haashim Nur Aden waxaa uu helay 46 cod

Kursiga 3aad: Maxamed Cumar Cali Caano-nuug waxaa uu helay 47 cod

Kursiga 4aad: Jibril Cabdirashid Xaaji waxaa uu helay 39 cod

Kursiga 5aad: Maxamed Cali Xuseen waxaa uu helay 47 cod

Kurisga 6aad: Cabdiqadir Aden Nur 39, waxaa la tartamay Maxamed Ibrahim Cali oo helay 16 cod

Kursiga 7aad: Xasan Cabdi Ismacil 31 cod, waxaa uu ka guuleystay Cabdulahi Cusmaan Maxamed 20 cod.