U bood dhigaalka

Madasha oo Ka Digtay Firaaq Dastuuri ah Haddii Aaney Doorashada Waqtigeeda Ku Dhicin

Sheeko:Amniga

Madasha xibiyada ayaa qoraal ay soo saartay kusoo dhoweysay shirka Dhuusamareeb laakin waxaa ay ka digtay in doorashada ay waqtigeeda ku dhici weyso, oo uu dhacdo firaaq dastuuri ah.