U bood dhigaalka

Madasha oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Federaalka ah

Sheeko:Baarlamaanka

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ku taliey in la laalo talooyinka ay baarlamaanka horkeeneen guddiga wadajirka ahaa ee habraacyada doorashooyinka.

Waxaa kale, oo ay soojeediyeen in la qabto kulan looga tashanayo qaabka doorashada 2020/2012 kadib markii maamulka hadda jira ku fashilmay qabashada qof iyo cod.

Qodobbada Madasha Akhriso: