U bood dhigaalka

Madasha Qaranka oo Soojeedisay In Laga Tashto Hannaanka Doorashada 2020/2021

Sheeko:Baarlamaanka

Madasha xisbiyada qaran ee ka jira daka ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxaa dowladda federaalka ah loogu baaqay in ay qabato doorasho waqtigeeda ku dhacda, iyagoo soo dhoweeyey hadalkii ka soo yeeray Ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre ee ahaa in xukuumaddiisa maanta ka dib ay ka shaqeynayso in dalka la gaarsiiyo doorasho.

Madasha ayaa sidoo kale xustay dowladda looga baahan yahay in ay ka dhabeyso hadalkaas si deg deg ahna ay u qabato shir ay isugu yimaadaan saamileysa siyaasadeed ee dalka si loo dhaqaajiyo saharciga baarlmaanku ansixiyey loogana heshiiyo jadwalka doorashada iyo nuuca ay noqonayso sida lagu sheegay qoraalka ka soo baxay Madasha.

Halkaan Ka Akhriso

 

Image may contain: text

Image may contain: text