U bood dhigaalka

Madasha Xisbiyada oo Ka Hadashay Weerar Lala Damacsanaa Hoggaankooda

Sheeko:Amniga

Madasha xisbiyada qaran ayaa warsaxaafadeed ay galabta soo saareen waxaa ay ku dhaleeceeyeen fal ay ku sheegeen in uu ahaa isku day lala damacsaaa xarunta madasha iyo hoyga hogaamiyahooda.

Madasha ayaa qoraalka ku sheegtay dhacdada oo dhacday habeenadii isxigay 22-ka iyo 23 bisha Maarso 2020-ka ay tahay mid xad gudub ku ah xasaanadda madaxweynihii hore kana soo horjeeda shuruucda dalka iyo nidaalka dowladnimo ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka ka soo baxay Madasha.

                                                                                         Halkaan Hoose ka Akhriso 

Goobjoog News