U bood dhigaalka

Madaxweye Siilaanyo oo Magacaabid, isku Bedel iyo Xil ka Qaadis Ku Sameeyay Xubno Ka Mid ah Xukuumadiisa

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa digreeto madaxweyne habeenimadii xalay ka soo saaray xarunta madaxtooyada Somaliland, waxa uu magacaabid, isku bedel iyo xil ka qaadisba ku sameeyay xubno ka mid ah xukuumadiisa.

Digteedada ayaa waxaa saxaafadda u akhtiryay af-hayeenka madaxtooyada Somaliland; Cabdiraxmaan Sh.Cilmi Fahiye (Shamax)

Halkan Guji si aad u Akhrisato Digreetada