U bood dhigaalka

Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Deegaanka Gawaan Ee Gobolka Mudug

Sheeko:Caafimaadka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo gaaray deegaanka Gawaan ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa booqasho gaaban ku tagay isbitaalka guud ee Gawaan ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay isbitaalka Gawaan.

Agaasimaha guud ee isbitaalka Gaawan Dr Cumar Maxamed Cilmi (Cumar Bile) ayaa madaxweynaha uga warbixiyay qaabka uu u shaqeeyo isbitaalka.

Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyay agaasimaha guud ee Gawaan taas oo uu ku muteystay howsha wanaagsan ee uu u hayo dadka deegaanka.

Image may contain: 1 person Image may contain: 14 people Image may contain: 2 people, crowd Image may contain: 3 people, indoor Image may contain: 2 people, wedding Image may contain: 1 person, standing   Image may contain: 5 people, people standing and outdoor Image may contain: 3 people, people standing Image may contain: one or more people, table and indoor Image may contain: 1 person Image may contain: 3 people, people standing and suit Goobjoog News