U bood dhigaalka

Madaxweynaha Galmudug oo Xilka Ka Qaaday Wasiirka Qorsheynta Iyadoo Lagu Eedeeyay Imaashiyo La’aanta Goobta Shaqada Iyo Amar Diido.

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa maanta xilka ka qaaday Wasiirka Qorhseynta iyo iskaashiga caalamiga ee Galmudug Mudane Maxamed Cilmi Afrax.

Wasiirka waxaa lagu eedeeyay imaashiyo la’aanta goobta shaqada, ka qeyb qaadasho la’aanta shirarka golaha Wasiirrada, Xil gudasho la’aan iyo amar diido uu ku kacay.

Digreetadan waa mid u gaar ah, Goobjoog News

wasiir