U bood dhigaalka

Madaxweynaha Iran oo 3 Arrin Ka Balanqaaday Dhiggiisa Ukrain

Sheeko:Amniga

Xiriir dhanka telefanka ah ee dhexmaray madaxweynaha Ukrain Volodmyr Zelenky  iyo dhiggiisa Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa ninka dambe waxaa uu balanqaaday 3 arrin oo muhiim ah.

  1. In Iiraan ay Ukrain u dib u celin doonto meydka 11 u dhashay dalkaasi oo diyaaradda ku geeriyooday.

2. In ay Dhahraan ay magdhow bixi doonto wixii khasaare ah ee halkaasi ka dhashay

3. In la ciqaabi-doono iyo cdaaladda la marsiin-doono dadkii ka dambeeyey falkaasi.

Dhankeeda Canada ayaa sheegeysa in ay jawaabo ka rabto ilaa 57 qof oo dalkaasi u dhashay oo diyaaradda saarnaa.

Arrintan ayaa waxaa ay imaaneysaa saacado kadib markii ay Dhahraan qiratay in ay soo riday diyaaradda taasina ay aheyd qalad.

Goobjoog News