U bood dhigaalka

Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxda Qaranka Oo Daawanaya Ciyaar Ka Dhaceysa Banaadir

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, Ra’isul wasaare Cumar Cabdirashid, wasiirka arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Odowaa, wasiirka dhalinyarada Maxamed Cabdulahi Nuux, safiirka Turkiga iyo madax kale ayaa ka qeyb galeysa ciyaar final ah oo dhex mareysa Jubbaland iyo Puntland.

Ciyaartan oo aad u xiiso badan waxaa ay Mareysaa 1-1, waxaana gobollada ka yimid taageerayaasha labad dhinac.

Wixii ku soo kordha kala soco, Goobjoog News