U bood dhigaalka

Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqasho Kadis ah ku tagay Xeebta Liido

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho kadis ah ku tagay xeebta Liido halkaas oo ay ku sugnaayeen dad tiro badan oo Ciidayey.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u gacan qaaday qaar ka tirsan dadkii xeebta joogay, waxaa uu sidoo kale hadlaas ka jeediyay hadal gaaban.

Xasan Sheekh ayaa Maalintii koobaad waxaa Ciidda dadka kula tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdishu.

unnamed-1112  unnamed-59 unnamed-86 unnamed-143