U bood dhigaalka

Madaxweyne Biixi oo Maxaabiis Cafis u Fidiyey

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu caawa markale wareegto uu soo saaray wuxuu cafis guud ugu fidiyey  tiro maxaabiis ah kuwaas oo ku jiray deegaannada Somaliland  oo ku eedeysan dambiyada fudud , iyadoo laga abo qaadayo Xuska Maalinta 18-ka May Owgeed.

Wareegto kooban oo ka soo baxday Madaxweyne Muuse Biixi ayaa lagu xusay in madaxweynaha uu maanta laga bilaabo uu cafis siiyey 365 Maxbuus oo dembiyada fudud ku xukunaa oo xabsiyada deegaannada Somaliland ku jiray muddooyinkii la soo dhaafay sida lagu sheegay wareegtada.

Halkaan Ka Akhriso

Goobjoog News