U bood dhigaalka

Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Djibouti

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray  Magaalada Djibouti ee Caasimadda dalkaasi .

Safarka Madaxweynaha ee Djibouti ayaa ku qotoma xoojinta xiriirka soojireenka ee labada dal, horumarinta iskaashiga iyo wada jirka labada dowladood.

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Djaboutii wuxuu kullamo la yeelan doonaa Madaxda ugu sareysa dalkaasi oo uu ka mid yahay dhiggiisa Ismaaciil Cumar Gellle.

Goobjoog News