U bood dhigaalka

Madaxweyne Farmaajo oo Ku Biiray Dhuusamareeb 3

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo si ay uga qetbgalaan Dhuusamareeb 3.

Farmaajo ayaa u duulay Galmudug kadib markii uu la hadlay golaha shacabka isaga oo balanqaaday inuu ula soo noqon doono natiijada.

Goobjoog News