U bood dhigaalka

Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa magacaabay Ra’iisul wasaarihiisa.

Madaxweynaha ayaa Ra’iisul wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre, waxaana madaxweyne Farmaajo uu shaqsigan u rajeeyey inuu Allah la garab galo xilka culus ee loo dhiibay.

Shalay ayeey ahayd markii magaalada Muqdisho lagu caleema saaray madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo horey u ballanqaadey inuu soo dhisi doono dowlad wax badan ka qabata marxaladda dalka uu ku jiro.

Goobjoog News, goor dhow kala soco faah faahinta Ra’iisul wasaaraha cusub iyo taariikhdiisa.

Goobjoog News