U bood dhigaalka

Madaxweyne Farmaajo Oo u Amba Baxay Sacuudiga

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo khamiis ah u amba baxay dalka Sacuudiga.

Diyaarad gaar ah ayaa madaxweyne Farmaajo saakay ka qaaddey garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii uu magacaabay Ra’iisul wasaarihiisa.

Waxa uu noqonayaa safarkan uu madaxweyne Farmaajo ku aadan dalka Sacuudiga kii ugu horreeyey ee uu dalka uga baxo.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News