U bood dhigaalka

Madaxweyne Gaas Oo Magacaabay Wasiiro

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Clai Gaas ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu magacaabay wasiiro, wasiiro ku xigeen iyo wasiiru dowleyaal.

Wareegto kasoo baxday Gaas ayaa lagu magacaabay xubnahan cusub.

Magacyada xubnaha cusub:

Cabdiraxmaan Barkhad Warsame­ Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha, Dhaqanka & Isgaarsiinta

Cabdikhadar Faarax Shaaciye­ Wasiirka Wasaaradda Dibu dhiska & Horumarinta

Maxamuud Faarax Beeldaaje­ Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda

Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare

Cabdirashiid Cali Geelle – Wasiiru dowlaha Amniga

Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir kuxigeenka Maaliyadda

Cabdifitaax Xasan Xuseen (Waloore) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka

Aamina Maxamed Cabdullaahi – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada

Cabdiweli Maxamed Yuusuf – Wasiir kuxigeenka Howlaha Guud, Guryeynta & Gaadiidka

Goobjoog News