U bood dhigaalka

Madaxweyne Gaas Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyey guddoomiyahii hay’adda waddooyinka Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan.

Wareegto uu soo saaray madaxweyne Gaas ayuu ku sheegay in loo baahan yahay isbedal lagu sameeyo maamulka sare ee hay’adda waddooyinka Puntland, sidaasina xilka looga qaadey guddoomiye Aadan.

Gaas ayaa xilka guddoomiyaha waxa uu u magacaabay inuu si KMG ah u hayo guddoomiye ku xigeenka hay’addaasi Saciid Maxamuud Jaamac.

Wareegtada halkan hoose ka akhriso:

 

 

Digreeto-PHA-1