U bood dhigaalka

Madaxweyne Guuleed Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Wasiirkii Arrimaha Gudaha Galmudug

Sheeko:War

Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xil ka qaadis ku sameeyey wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulkiisa Jaamac Xasan Salaad.

Wareegto uu soo saarey madaxweynaha ayuu ku sheegay in wasiirka uu xilkiisa gudan waayey, islamarkaana sidoo kale uu sameeyey amarro diido.

Xilka wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Galmudug ayaa loo magacaabay Maxamd Xayir Nuur.

Halkaan hoose ka akhriso Wareegtada.

Xil

Goobjoog News