U bood dhigaalka

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada, Magacyada Oo Dhameystiran

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Somaliland ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirrrada oo ka kooban 32 wasiir, waxaana ka soo muuqday wejiyo cusub oo markii ugu horeysay ah.

Halkan ka akhriso, magacyada qaar:

  1. Wasiirka arrimaha dibada: Sacad Cali shire
  2. Wasiirka Waxbarashada: Yaasiin Faratoon.
  3. Wasiirka Qorshaynta  iyo horumarinta: Xasan ismaaciil warsame
  4. Wasiirka arrimaha gudaha: Maxamed Kaahin
  5. Wasiirka Gaashaandhiga: Ciise Axmed Yuusuf Cadale
  6. Wasiirka horumarinta maaliyada: Yuusuf Maxamed Cabdi
  7. Wasiirka cadaaladda: Cabdiqani..
  8. Wasiirka diinta iyo awqaafta: Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed
  9. Wasiirka Beeraha: Axmed Muumin Seed
  10. Wasiirka Howlaha Guud: Cabdriashiid Xaaji Ducaale
  11. Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha: Yuusuf maxamuud Nuur
  12. Wasiirka  Isgaarsiinta iyo technology: Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi
  13. Wasiirka Ganacsiga: Maxamuud Xasan Sacad
  14. Wasiirka Arrimaha Bulshada: Hinda Jaamac Xirsi
  15. Wasiirka xannaanada Xoolaha: Xasan Maxamed Cali
  16. Wasiirka Warfaafinta: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Diiriye
  17.  Wasiirka deegaanka iyo horu marinta reer miyiga: Shugri baandare
  18. Wasiirka Biyaha: Saleebaan koore Yuusuf Cali Koore

Liiskan oo dhameystiran, Akhris:

3 4 5

Goobjoog News