U bood dhigaalka

Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Deegaanka Baxdo+Sawirro

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayey ayaa gaaray deegaanka Baxdo ee Gobalka Galgaduud, iyadoo siweyn loogu soo dhoweeyey halkaasi.

Soo dhoweynta ayaa waxaa ka qeyb qaatay bulshada qeybaheeda kala duwan, madaxweynaha goob fagaaro ah kula hadlay dadka deegaanka,  ayaa wuxuu uga mahad celiyey soo dhoweynta loo sameeyey isaga iyo wafdigiisa.

Madaxweynaha ayaa maalmihii tagay safarro kula bixinayey deegaannada Galamudug, kuwaas oo qeyb ka ah u kuurgalka xaalada ka jira, waana safarkii ugu horeeyey tan iyo markii loo doortay madaxweynaha Galmudug.

 

Image may contain: 7 people, people standing and outdoor Image may contain: one or more people, people standing and outdoor Image may contain: 2 people, people standing Image may contain: 3 people, people standing, beard, shoes and outdoor Image may contain: 7 people, people standing and wedding Image may contain: 5 people, people standing, wedding and outdoor Image may contain: 8 people, people standing Image may contain: 4 people, people standing, child and outdoor Image may contain: one or more people, basketball court, crowd, sky, beach and outdoor Goobjoog News