U bood dhigaalka

Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Deegaanka Xero-dhagaxleey+Sawirro

Sheeko:Amniga

Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Xero-dhagaxley ee gobalka mudug.

Madaxweynaha ayaa waxaa safakiisa ku wehlinaayo qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, sida wasiirka amniga, wasiirka Bey’ada iyo hormarinta reer miyoga iyo saraakiil ciidan.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey deegaanka, waxaana ka qeyb qaatay bulshada qeybaheeda kala duwan ee  Xero-dhagaxleey.

Safarka maanta Madaxweyne Qoorqoor uu ku gaaray deegaanka ayaa waxaa uu kamid yahay, socdaal uu kala bixinaayey gobolka Mudug, waxaana uu ugu kuur galayey xaalada ka jira deegaannada uu ka kooban yahay.Image may contain: 1 person, standing and suitImage may contain: one or more people, people standing, people walking, crowd and outdoor

Image may contain: 3 people, including Shafici Shariif Shafinho, people standing

 Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: sky

Goobjoog News