U bood dhigaalka

Madaxweyne Qoorqoor oo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyey Muqdisho

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wefdi ballaaran oo ka kooban labadda gole ee DGM, ayaa soo gaaray magaalada  Muqdisho, halkaas oo siweyn loogu soo dhweeyey.

Xubno ay kamid ahaayeen guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare  ee BFS  Abshir Maxamed Axmed, guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Cumar Filish iyo xubno kale ayaa ka qeyb ahaa soo dhoweynta.

Madaxda Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in dhankooda ay soo gaaraan Muqdisho si ay uga qeyb galaan kulanka 4-aad ee looga hadlayo arrimaha doorasho ee dalka, kaas furmi doona maalinta Khamiista.

Image may contain: 3 people, beard

Image may contain: one or more people

Image may contain: 5 people, people standing and suit Image may contain: 4 people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people on stage and people standing

Image may contain: 1 person, on stage, standing and outdoor

Image may contain: 5 people, people standing and suitImage may contain: 8 people, people standing and suit

Image may contain: 6 people, people standing and outdoor

Image may contain: 6 people, people standing, suit, beard and outdoor

Image may contain: 6 people, suit

Image may contain: 4 people, people standing, crowd and outdoor

Goobjoog News