U bood dhigaalka

Madaxweyne Qoorqoor oo Sixiixay Degmooyinka Baxdo iyo Wisil

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa sixiixay sharciyanta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga ah ee Galmudug, kadib markii golaha Baarlamaanka ansixiyeen.

Madaxweynaha Galmudug ayaa qalinka ku duugay in Baxdo iyo Wisil ay si rasmi ah u noqdeen degmooyinka cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, kuwaasi oo buuxiyay shuruudaha degmonimo.

Gooboog News