U bood dhigaalka

Madaxweyne Xaaf “Annaga Iyo Puntland Waxaa Inoo Gaar Ah Inaan Howlaheena Horay Usii Wadanno”

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in maamulka Puntland iyo maamulkiisa ay sii wadan doonaan shaqooyinka nabadda ah ee ay isla wadeen, islamarkaana uu ka rajeynayo madaxweynaha cusub in isna meeshiisa kasii wado.

Xaaf oo hadal ka jeediyey Khudbaddii Caleema Saarka ee madaxweyne Dani ayaa dhanka kale bogaadiyey Horumarka ka jira magaalada Garoowe uu uu sheegay in isbadal badan uu ka muuqdo.

Dhanka kale, Xaaf ayaa ku booriyey madaxdii kasoo qeybgashay xafladdaasi iney is cafiyaan oo aayahay dalka iyo dadka laga shaqeeyo.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News