U bood dhigaalka

Madaxweyne Xaaf Oo Sameeyey Xil Ka Qaadis

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa xilka ka qaaday wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xriirka Caalamiga ah ee dowlad gobaleedka Galmudug.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa lagu sheegay in xilka qaadis lagu sameeyay Wasiirkii Wasaarada Qorsheynta Galmudug Cabdi Kaafi Maxamed Maxamuud, waxaana uu amray in uu Xilka uu sii heyn doono wasiiru dowlaha Wasaarada inta laga magacaabayo Wasiir kale.

Hadaba Halkan Ka Akhriso:

No photo description available.

Goobjoog News