U bood dhigaalka

Madaxweyne Xaaf Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyahii gobolka Mudug ee maamulkiisa.

Wareegto uu soo saaray madaxweyne Xaaf ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Cabdi Rashiid Xaashi Cartan waxaana guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug loo magacaabay Cabdiraxmaan Cali Diiriye.

Wareegtada hoos ka akhriso: