U bood dhigaalka

Madaxweynihii Burundi oo Geeriyoodey

Sheeko:Dalka

Waxaa goordhow dalka Burundi  ku geeriyoodey madaxweyne Pierre Nkurunziza  oo da’diisu aheyd 55 jir.

Madaxweynaha oo ku geeriyoodey  Karusi hospital  ayaa la sheegayaa inuu u dhintay kadib markii uu wadnuhu istaagay. Waxaa uu talada hayey tan 2005-tii.

Inkasta oo uu weli madaxweyne yahay laakin waxaa looga adkaaday doorasho dhacday May 20 taas uu ku soo baxay Evariste Ndayishimiye.

Goobjoog News