U bood dhigaalka

Maqal: Barnaamijka Hilin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Maxamed C/risaaq Maxamuud

Sheeko:Dalka

Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya.

Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada waxaa habeenkii xalay marti ku ahaa Musharrax Maxamed C/risaaq Maxamuud.

Musharrax ayaa la weydiinayaa su’aallo dhowr ah oo ku saabsan hammigiisa siyaasadeed, qorshaha shaqo ee u deggan iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka

Goobjoog News