U bood dhigaalka

MAQAL: Dood Ku Saabsan Doorashooyinka Dalka

Sheeko:Dalka

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa dhageysiga dood ku saabsan doorashooyinka, waxaana ka qeybgali doona martida kala ah Sahro Xuseen, Batuulo Gaballe, Rowda C/laahi Colaad iyo Yuusuf Xasan.

Waxaa dooddan lagu eegi doonaa doorka haweenka ay ku leeyihiin doorashooyinka, waxa ka hirgalay qoondadooda doorashooyinkii Labada aqal ee dhacay, iyo sidoo kale sida ay hadda u socoto abaabulka guud ee doorashada madaxtinimo ee dalka.

Dooddeena waxaa daadihinaya wariye Aweys Maxamed (Codey)

Halkaan hoose ka dhageyso doodda oo dhameystiran.

Goobjoog News