U bood dhigaalka

MAQAL: Maalinta Dadka Naafada Ka Ah Lixaadkooda Oo Laga Xusay Muqdisho

Sheeko:Dalka

Xubno ka socday wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha, wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska, SSG oo mataleysay USAID, qaar ka tirsan xubnaha sare ee golaha naafada Soomaaliyeed, qaar kamid ah dadka naafada ah iyo kuwo ka tirsan ururada bulshada rayidka ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayey maalinta dadka aanu dhameyn lixaadkooda oo caalamka laga xuso sanad walbo manta oo kale December.

Dhammaan dadka ka hadlay munaasabaddan waxa uu hadalkooda u badnaa ka hadalka maalintan.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta

Goobjoog News