U bood dhigaalka

Maqal: Hillin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Tarsan Oo Su’aallo Dhowr Ah Laga Weydiiyey Hammigiisa Madaxtinimo

Sheeko:Dalka

Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya.

Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada  oo bilow ahaa waxaa habeenkii xalay ahaa marti ku ahaa Musharrax Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.

Musharraxa ayaa ka jawaabaya su’aallo badan oo ay weydiiyeen wariyeesheena kala ah Aweys Xasan Maxamed, Maxamed Salaad Cismaan, Axmed C/raxmaan iyo sidoo kale C/fitaax Kalgacal.

Tarsan waxaa wax laga weydiinayaa arrimaha la xiriira Siyaasadda, Ammaanka, Dib u dhiska, Xiriirka gudaha iyo Dibadda iyo Dhaqaalaha.

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka

Goobjoog News