U bood dhigaalka

MAQAL: Qoryooley: Barnaamijka Bulsho Bile Oo Lasoo Gabagabeeyay

Sheeko:Dalka

Xiritaanka barnamaijka Bulsha bille oo faa’ido iyo waxtar u yeeshay dadka ku nool Gobolka Shabellaha hoose kadib muddo saddex cisho ah oo uu socday waxaa si lamid ah furitaankii ka qaybgalay qaybaha bulshadda rayidka  gudoomiyaha degmada qoryoolay , gudoomiye ku xigeenka dhinaca maaliyadda iyo masuuliyiin kale .

Dadkii ka qaybgalay ee ka faa’iiday barnaamijkan ayaa la baray cashiro waxtar leh oo isdhaxgalka iyo nabadda ay ugu horeeyaan kuwaas oo ay sheegeen dadkii ka faa’iday inay ahayen cashiro micno ku fadhiya .

Gudoomiyaha degmada qoryoolay Maxamed Xaaji Cusmaan  dadkii tababarkaasi ka qaybgalay waxbadan bay faa’ideen islamarkaasna ay joogtayn doonaan .

Halkaan hoose ka dhageyso

Goobjoog News