U bood dhigaalka

Maraakiib Mareykan Ah Oo Lagu Weerary Badda Cas

Sheeko:Caalamka

Tiro Hoobiyeyaal ayaa la sheegayaa in sabtidii lagu weeraray maraakiib Mareykan ah oo marayey badda cas.

Weerarkan waxaa geystay Xuutiyiinta dalka Yemen, waxaa uu na ka dhacay meel u dhaw xeebaha dalkaaasi ee badda cas.

Ma aha markii ugu horeysay ee la weeraro maraakiib iyo doonyo ay Mareykanka leeyihiin, laakin wararka waxaa ay intaas ku darayaan in Mareykanka aanu dooneyn in uu isku furo dagaal cusub iyo in uu faraha la galo arrinta Yemen.

Goobjoog News