U bood dhigaalka

Markabka Nawaal 3 ayaa goor dhaw gaaray Mukallah

Sheeko:Dalka

Sida ay ku waramayaan Wariyaasha Goobjoog Markabka Nawaal 3 ayaa maanta  maqribkii gaaray Muklaah, si uu u soo daad gureeyo Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen.

Markabka oo Boosaaso ka tagay June 22, 2015, Waxaa uu horay loo saaray Timir, Buskut, Cabtitaan iyo joodariyaal kuwaas oo loogu talo galay Qaxootiga

Waxaa kaloo Markabka la socda Dhakhaatiir  iyadoo lagu xiray Marwaxado cusub oo loogu talo galay in ay hawo ka helaan Qaxootiga

Markabka Nawaal 3, Waxaa uu soo qaadi doonaa in ka badan 2000 oo ku sugaya dekadda Makallah.

Sawirada markabka oo dekedda sii galaya

2

1 3 4 5 6