U bood dhigaalka

Maryan Cabdikariim Axmed Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Imtixaanka Shahaadiga Puntland

Sheeko:Baarlamaanka

Maryan Cabdikariim Axmed ayaa kaalinta koowaad ka gashay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland,waxayna sheegtay in ay ku faraxsantahay da’daalka ay samaysay.

Maryan Cabdikariim oo dhigata iskuulka Alwaaxa ee magaalada Garowe ayaa guushan waxaa ugu hambalyeey Wasaarada iyo bahda Waxbarashada deegaanada kala duwan ee Puntland.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan  Natiijada Imtixaanka shahaadiga Puntland

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/980153245757126/

Goobjoog News