U bood dhigaalka

Masar: Mid Ka Mid Ah Sanduuqyada Madow Ee Diyaaraddii Qaraxday Oo L a Helay

Sheeko:Dalka

Doonida Lethbridge John oo u kireysneed dalka Masar ayaa la sheegayaa in ay heshay mid ka mid ah saduuqyadii madoobaa ee diyaaraddii qaraxday ee  Air Egypt.

Qalabkan la helay ee loo yaqaano (Cockpit voice recorder), waxaa qalabka ay ku jiraan wixii lagu wada hadlay gaar ahaan qeybta hore ee diyaaradda A320.

Wararka ayaa intaa ku daraya in qalabka la soo bixiyay, loona soo qaaday dhanka iyo magaalada xeebta ah ee Alexandria halkaas oo ay ku sugayaan ciidamada waxbaara.

Goobjoog News