U bood dhigaalka

Mas’uul ka tirsan Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Oo Nairobi Ku Geeriyooday

Sheeko:Dalka

Ku xigeenka Xogheyaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Maxamed Yusuf Aden ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Safiirka Soomaaliya ee Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay geerida marxuumka.

Lama oga sababta rasmiga ee geerida mas’uulka, wixii kusoo kordha kala soco, Goobjoog News.

Goobjoog News,