U bood dhigaalka

Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Madaxweyne Deni Uu Kula Qaatay Dhiiga Xaaf Magaalada Gaalkacyo

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha maamulka Putnland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxaa uu madaxtooyada Putnland ee Gaalkacyo uu ku qaabililay dhigiisa maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf.

Kulan  labada Madaxweyne waxaa qeyb ka ahaa wasiiro iyo Xildhibaano ka kala socday labada maamul,waxaa looga hadlay iskaashiga dhanka ammaanka labada muulmul ee magaalada Gaalkayo, in labada maamul ay ka yeeshaan siyaasad mid aha dhismaha dowladnimada Soomaaliya oo ku dhisan hanaankii lagu heshiiyay ee Fadaraalka iyo nabad galyada magaalaga Gaalkayo.

Kulanka ka dib ayaa waxaa laba masuul ay soo saareen war murtiyeedwaxaana warbaahinta u aqriyay

Af hayeenka maamulka Putnlan Jaamac Dabaraani.

Halkaan ka aqriso dhageyso