U bood dhigaalka

Maxaa Ku Soo Kordhay Duufaanta Ku Dhufatay Waqooyiga Soomaaliya?

Sheeko:Dalka

Somaliland degmada Xariirad 48 saacadood ayuu ka da’ayaa roob duufaanno wato, dhamaan birihii korontada ee deegaanka ku yaalay ayaa wada go’ay.Sidoo kale shacabkii deegaanka ku nool guryihii ayuu ka wada qaaday saqafkii.

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Lughaya ayaa sheegaya inaanay jirin meel loo baxo oo aanay ka warhayn xaalada dadka roobabka da’aya awgeed, wuxuu sheegayaa in dadku xaalad adag ku suganyahay.

Goobjoog News