U bood dhigaalka

Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Barri Ee Golaha Shacabka?

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ayaa maalin barri waxaa ay leeyihiin kulan ka tirsan u diyaargarowga dooorashada guddoonka golaha shacabaka, iyad oo qaban qaabadiisa gabagabo ay marayso.

AJandaha kulanka ayaa ah

1. Hadal jeedinta murashaxiinta u tartamaya Xafiiska Guddoomiye Xigeenka 1aad iyo 2aad ee Golaha Shacabka.
Goobta _ Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeisa
Wakhtiga – 09.00 Subaxnimo.
  Maanta ayaa waxaa golaha ka hor hadlay sedex musharrax oo u taagan guddoomiyaha golaha shacabka, kuwaas oo kala ah,
1- Murashax guddoomiyaha Golaha Shacabka Xildhibaan Sheikh Aadan Maxamed Nur Madoobe.
2- Murashax guddoomiyaha Golaha Shacabka Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla.
3-Murashax guddoomiyaha Golaha Shacabka Xildhibaan Sadiq C/laahi Cabdi