U bood dhigaalka

Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho .

Kulanka Maanta ay Golaha Shacabku yeelanayaan ayuu Ajendahiisu yahay Akhrinta Saddaxaad ee ku noqoshada Miisaaniyadda Dalka 2019.

Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dardar gelinaya howlaha muhiim ah ee horyaala si aanu waqtiga ugu dhammaan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News