U bood dhigaalka

Maxaa Xiriir Ah Oo Ka Dhaxeeya Amni Darrada Iyo Shaqo La’aanta? (Maqal)

Sheeko:Dalka

Dhallinyaro badan oo shaqo la’aan ah ayaa isku madadaaliya daawashada ciyaaraha, ku sheekeysiga goobaha dadku ku badan yahay ee la isugu yimaado iyo ku mashquulka balwadahooda u gaarka ah.

Qabiirada dhanka amniga waxay qabaan haddii dhallinyarada ay shaqo waayaan in dhibaato ay u keeni karaan shacabka, amniga dalkana ay halis gelin karaan.

Dhallinyarada qaarkood waxay sheegaan iney ku dedaalaan sidii ay shaqooyin ku heli lahaayeen, hase haatee aan la siin fursado lagu tijaabiyo waxyaabaha ay qaban karaan.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta

Goobjoog News