U bood dhigaalka

Maxamed Aadan Koofi Oo Loo Magacaabay Taliyaha Waaxda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaaliya

Sheeko:Dalka

Warar ay Goobjoog News ka heshay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa xaqiijiyey in Maxamed Aadan Koofi loo magacaabay taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsaiyadaha Soomaaliya.

Mr Koofi ayaa horay usoo qabtay xilka taliyaha nabad sugidda Gobolka Banaadir.

Xilkan isaga loo magacaabay ee ah taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha waxaa horay usoo hayey Jeneraal C/laahi Gaafow oo dhawaan loo magacaabay taliyaha Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed.

j

Goobjoog News