U bood dhigaalka

Maxamed Bile Muuse “Dowladda Wax Badan Ayay Ku Fashilantay Waa In Aysan Caraqaladeyn Wajiga Labaad Ee Shirka Dhuusmareeb “

Sheeko:Amniga

Maxamed Bile Muuse oo ah xoghayaha isbaheysiga Isbadal doonka Kowda Luuliyo oo la hadlay Goobjoog ayaa madaxda Dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ugu baaqay in wax wanaagsan laga saaro wajiga labaad ee shirka Dhuusamareeb ka furmay.

Halkan Ka Daawo Waraysiga Maxamed Bile Muuse Oo Dhameystiran

 

Goobjoog News