U bood dhigaalka

Maxamuud Culusow “ Madaxweyne Farmaajo Wuxuu Damacsan Yahay In Uu Fashiliyo Wajiga Labaad Ee Shirka Dhuusmareeb ”

Sheeko:Baarlamaanka

Maxamuud Maxamed Culusow oo horey u soo noqday Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu damacsan yahay in uu fashiliyo wajiga labaad ee Shirka Dhuusmareeb kaas oo u dhaxeeya Madaxda Dowladda Fedraalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada.

Halkan Ka Daawo Maxamuud Maxamed Culusow Waraysi Uu Siiyay Goobjoog

Goobjoog News