U bood dhigaalka

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Waare Iyo Safiir Ku-Xigeenka Taliyaaniga

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Tabio Massimo kaasi oo ay ka wada hadleen wax ka qabashada arrimaha fatahaada Beledweyne, waxaana Dowladda Talyaaniga ay ogolaatay Mashruucii in dhowaanba la sugayay ee ka hortagga Fatahaada oo ay ku baxeyso lix Milyan oo dollar(6,000,000$).

Halkan Ka Daawo Warbixin Kulankii Waare Iyo Safiir Ku-Xigeenka Taliyaaniga

Sidoo Kale Aqriso Kulankii Madaxweyne Waare Iyo Safiir Ku-Xigeenka Taliyaaniga

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-la-kulmay-ku-xigeenka-safiirka-talyaaniga-ee-soomaaliya-sawirro/

Goobjoog News