U bood dhigaalka

Maxay Maxkamadda Ka Dhahdey Dalabkii Wasiir Goodax Ee Baraha Bulshada

Sheeko:Dalka, War

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa ka hadashey qorshihii ahaa in la xirayo baraha bulshada inta uu socdo imtixaanka guud shahaadiga ah, kaasi oo ka socda intake badan gobollada dalka.

Wasaaraddu waxey soo bandhigtay warqad ka soo baxday maxkamadda sare oo loogu ogolaanayo iney xiri-karto baraha bulshada haddii ay u aragto in Imtixaanka ay dhib ku hayaan ama laga cabsado in markale la xado imtixaanka .

Halkan hoods ka akhriso qaraarkaa maxkamadda ee Laguna ogolaanayo in baraha bulshada Laguna xayiro

:

Goobjoog News