U bood dhigaalka

Maxkamadda Cadliga Adduunka(ICJ): Is Afgaradkii Soomaaliya Iyo Kenya Waa Mid Sharci Ah

Sheeko:Dalka

Maxkamadda Cadliga Adduunka(ICJ) ayaa goordhaw ku dhawaaqdeyn in MOU-ga ama is afgaradkii dhex-maray Soomaaliya iyo Kenya ee arrimaha badda uu yahay heshiis loo aqoonsanayo mid sax ah sida uu dhigayo sharciga caalamiga ah.

Hadalka garsooraha weli waa socdaa, waxaana la sugaa in mar haddii uu heshiiska sax yahay, Maxaa xiga?

Soomaaliya dacwadeeda waxaa ugu muhiimsanaa in heshiiska la galay, waqti la siiyay wada hadalka balse la is afgaran waayey, sidaa darteedna ay maxkamadda ICJ ay dacwada muranka badda qaaddo.

Hadaba, Dacwada dhulka badda ee lagu muransan yahay, malaga  furayaa maxkamadda ICJ  mise maya? Jawaabta kala soco halka

Wixii soo kordha kala, Kala Soco, Goobjoog News